Donald Trump oo ka guuray Aqalka Cad January 20, 2021 0 Facebook Twitter WhatsApp Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ay wehlineyso xaaskiisa ayaa isaga guuray Aqalka Cad xilli la filayo in xilka madaxtinimada loo caleemo saaro madaxweynaha la doortay ee Joe Biden.