Dowlada Kenya iyo QM oo ka wadahadley Ammaanka Soomaaliya

Kenya Raychelle Omamo iyo james swan

Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay Xoghayaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, Raychelle Omamo & Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya.

Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay uga wada hadleen qodobo dhowr ah oo ay kamid ahaayeen dadaallada Kenya ee ku aaddan ammaanka Soomaaliya iyo taageerada Caalamiga ah ee ku saabsan arrimaha mudnaanta u leh Soomaaliya.

Kenya ayaa Soomaaliya gaar ahaan gobolada Jubbooyinka iyo Gedo waxaa ka jooga Boqolaal Askari oo ku howlgalla Magaca AMISOM, waxaana jira mad madow bilihii u dambeysay kala dhaxeeyey Dowladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here