Dowladda Turkiga ee aynu Walaalaha nahay ayaa Gawaarida Gaashaaman ee Ciidamada iyo agabyo kale ugu deeqda Dalka Soomaaliya.
Deeqdan Ciidan oo laga soo dejiyey dekeda Muqdiso ayaa wax weyn ka tari doonta baahida Ciidamada Qalabka Sida.
Dowladda Turkigu ayaa kaga dhabaynaysa balaankeedii dhismaha Ciidamada Soomaaliya.