Dr. Maxamed Nur Gacal oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

gud bar2 galmudug gacal

Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug goordhoweyd ka dhacday doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug, waxaana lagu doortay Dr Maxamed Nuur Gacal oo ku guuleystay cod aqlabiyad ah.

Dr. Maxamed Nur Gacal oo ay tartanka isugu soo hareen Cabdinasir Aaden Cismaan ayaa helay 54 cod, halka Cabdinasir Aaden Cismaan helay 34 cod.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here