Fadumo Cabdi Cali oo loo doortay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Galmudug

gud kuxigeen2 bar2 galmudug faadumo

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Galmudug ayaa guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Galmudug u doortay Fadumo Cabdi Cali.

Faadumo ayaa ka mid noqonaysa Gudoonka Baarlamaanka, iyadoo goor hore uu maanta ah la doortay Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenkii kowaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here