Gabadh Soomaaliyeed oo khiyaali iyo drama ku tilmaantay shirkii Garoowe iyo xoreynta Gobolada SSC

Sulekha Abdullahi

Mid ka mid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee sida weyn baraha Bulshadda ugu ololeeya midnimadda iyo Qaranimadda Soomaaliya ayaa si culus u dhaliishay Shirkii Garoowe ee loogu yeeray wadatashiga Puntland.

Gabadhan oo cinwaankeeda facebook yahay Sulekha Abdullahi ayaa sheegtay inay la yaabtay Barwaaqada la sheegay inay Puntland ku jirto, cida riwaayada laga dhaadhicinayo ee dhegaysanaysa iyo sheekhada xoreynta Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ee 20 sano lagu soo celcelinayey oo aan laga xishoonayn.

Daawo Sulekha Abdullahi:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here