Golaha wasiirada DF oo ansixiyey miisaaniyaddii ugu badneyd

wasiirka maaliyadd somalia bayle

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey miisaaniyadda sanadda 2020, oo gaareysa 469.5 milyan oo dollar kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Miisaaniyaddan ah ayaa tii ugu badneyd ee dalka laga ansixiyey wixii ka dambeeyey burburka dowladdii dhexe ee Soomaaliya.

Miisaaniyadda ayaa la filayaa in loo gudbiyo baarlamanka, si ay u meel-mariyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here