Gudaha Baarlamaanka Taiwan oo la isku feeray

baarlamaanka taiwan

Xubnaha baarlamaanka dalka Tawian ayaa ku dhex dagallaamay gudaha baarlamaanka xilli ay ka doodayeen ansixinta masuul ka tirsan guddi madax-bannaan oo la socda hawlaha la xisaabtanka dowladda.

Waa markii seddaxaad oo ay xubnaha iskula tagaan feer iyo haraanti labadii isbuuc ee la soo dhaafay.

Chen Chu, oo ah xubin ka tirsan xisbiga talada dalkaasi haya ayuu soo jeediyay madaxweynaha dalkaasi in loo magacaaba madaxa guddiga dabagalka hawlaha dowladda balse mucaaradka ayaa ku gacan seyray soo jeedintaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here