Guddiga diyaarinta Xeerarka Dhamaystiraya Sharciga Doorashooyinka Qaran la magacaabay

labada aqal

uddoonka labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka.

Guddiga la Magacaabey oo ka kooban 17 Xubnood oo laga soo kala xulay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa howlaha ay ka shaqeynayaan waxa ay kala yihiin;1:Xeerka Degaameynta Kuraasta
2: Xeerka xaqiijinta Qoondada Haweenka
3: Xeerka Doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi (Somaliland)
4: Xeerka Xaquuqda matalaada gobolka Banaadir.

Hoos Ka Akhriso Guddiga la Magacaabey & Shaqada ay qabanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here