Guddiga doorashooyinka Somaliland oo Guddoomiye doortay

riyoraac

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Hargeysa ku doortay Gudoomiyaha cusub ee Guddiga doorashooyinka.

Cabdirashiid Riyo Raac ayaa loo doortay guddoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland.

Riyo Raac waa xubinta muranka ugu badan ka taagan yahay ee xisbiyada mucaaradka iyo Xukuumaddu isku hayaan.

Xubnaha Guddiga ayaa sheegay in uu u qalmo xilka, islamarkaana uu leeyahay qibrad ku filan.

Doorashadda Guddiga ay sameeyeen ayaa timid xilli Cabasho badan ay ka taagan guddiga doorashooyinka Somaliland, sidoo kale Muddo kororsi ay sameysteen labo Gole ee Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here