Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxmed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mr. Mehmet Yilmaz.
Masuuliyiinta ayaa waxay ka hadleen si wadida Mashaariicda Horumarineed ee Dowladda Turkigu ka wado Magaalada Muqdisho.