Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool oo qarax lagu dilay

war deg deg

Waxaa hadda Qarax Baabuurkiisa loogu rakibay lagu dilay Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Sool Xasan Sheekh Maxamuud.

Baabuurkiisii ayaa la qarxay, isagoo doonayey inuu ku leexdo hotel uu deganaa, isla goobtii ayuu ku naf waayey.

Waardiyihiisii ayaa isna dhaawac culusi soo gaadhay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here