Ilhaan Cumar oo booqasho ku joogto Ghana

ilhan cumar

Ilhaan Cumar ayaa waxay kamid tahay wufuud xildhibaanno ah oo ay hogaamineysay afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi oo booqasho ku joogo dalka Ghana.

Waftiga ka socda Aqalka Congress-ka Maraykanka oo ay horkaceyso Nancy Pelosi ayaa waxa ay kormeerayaan qalcadda Elmina, waxayna ka qeybqaadanayaan xuska 400 sanno guuradii kasoo wareegtay markii kooxdii ugu horeysay ee dadkii addoonsiga loo watay ay gaareen Maraykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here