Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Caaqil Cabdirahman Jaamac Boodhle

caaqil cabdiraxmaan jaamac boodhle

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, Allaah ha u naxariisto Caaqil Cabdirahman Jaamac Boodhle oo saaka ku geeriyooday magaalada laascaanood.

Waxaa marxuum eebe uga baryeynaa inuu naxariistii jano ka waraabo, Samir iyo iimaana ka siiyo dhammaan reerkii iyo caruurtiisa iyo dhammaan eheladii iyo asxaabtiisa.

AAMIIN AAMIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here