War Inaalilaahi wa inaa ileehi raajucuun Shiikh Nuur Baaruud February 17, 2021 Facebook Twitter WhatsApp Inaalilaahi wa inaa ileehi raajucuun alle ha u naxariisto Shiikh Nuur Baaruud. Waxaan tacsi u diraynaa qoyskii, awlaadii iyo eheladii uu ka tegay, ilaahay samir iyo iiman haynaga siiyo. aamiin