Kenya oo qarka u saaran inay isaga harto kiiska dacwada badda Soomaaliya

muranka badda kenya somalia

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka, Dr Axmed Cali Daahir ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay iskaga baxdo kiiska dacwadda  badda Soomaaliya ee yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ)

Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in Kenya ay hadda ka fakareyso sidii ay kiiska uga hari lahayd.

Hadalka Axmed Cali Daahir ayaa imanaya laba maalmood kadib markii Kenya ay maxkamadda ICJ ka codsatay in dib loo dhigo dhageyso dacwadda “si ay u qorato qareenno cusub.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here