Korneyl Khaliif Afgaab oo ka tacsiyeeyey Marxuum Bedel Xasan Qayle

tacsi2

Anigoo ah Korneyl Khaliif Maxamuud Cali (Afgaab) hogaan ku xigeenka hogaanka tababarka, waxaan Ciidanka Booliiska Somaliland iyo qaraabadii ka geeriyooday marxuum Bedel Xasan Qayle oo ahaa taliye ku xigeenkii Qaybta Booliiska Gobolka Sool.

Sarkaalka Ka Tirsan Ciidanka Booliska Somaliland ayaa ku dhintay Shil Baabuur.

Waxaan marxuumka ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, eheladiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here