Ma jirta Somaliland la wada leeyahay Daawo warbixin ay diyaarisay Bushaaro Baanday

somaliland malawada leeyahay

Ma jirta Somaliland la wada leeyahay Daawo warbixin laga diyaariyey qaybteedii kowaad.

Muwaadin ila dhagayso waatan Somaliland ta laga sheekeeyaa ee ina wareerisay ee maalin walba siyaad bare hadal haysa. Bal ila dhugo ka Dibna wax ka dheh.Anigu waxaan u haystaa warbixin run ah ama 80% runta u dhow.Hadaad beenaynayso Nala wadaag, noo faaiidee. Bushaaro baanday shaqo wacan oo qaranimo ayay qabatay bulshadana usoo bandhigtay, waan hambalyeynayaa.

Slået op af Abdirashid Hussein Yousuf Gahaydhle i Mandag den 9. december 2019

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here