Maamul-Goboleedyada Somalia oo diiday ka qaybgalka Iscaleemasaarka Axmed Madoobe

Axmed Madoobe3

Madaxweynaha aan Dawlada federaalku aqoonsanayn ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa waxa uu casuumaad udiray madaxda Dawlad gobolleedyada Galmudug, HirShabelle iyo Koonfur Galbeed.

Madaxweyneyaasha ayaan wax qiimeyn ah siisin martiqaadkiisa maadaama aan Dawladda federaalku aqoonsanayn doorashadiisa, waxayna u egtaay in aanay ka qaybgeli doonin.

Ilaa hadda wax xil haya waxaa Caleemasaarka Axmed Madoobe ka qayb gelaya Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaai Deni.

Martida kale ee martiqaadka tagtay ayaa ah dad Dawladda Federaalka ku mucaarid ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here