Maamulka Galmudug oo Hoggaanka kooxda Ahlu Sunna ku eedeeyay falal amni daro

qoorqoor ciidamo

War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa looga hadlay iska horimaad xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb,iyadoo eedeyn loogu jeediyey hoggaanka Ahlusunna.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in gaari ciidan oo ay leeyihiin hoggaanka Ahlusnna uu rasaas ku furay Koontorool ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda.

Sidoo kale war saxaafeedka ayaa lagu sheegay in Xarunta Inji oo ay degan yihiin Hoggaanka Ahlusunna ay maalmahaan ka socdaan arrimo xaalad abuur ah;
Halkan ka aqriso War saxaafadeedka;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here