Madaxweynaha Soomaaliya oo farriin ku aaddan Coronavirus u diray shacabka Soomaaliyeed

farmaajo2

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka go’an tahay Dowladda Soomaaliyeed ilaalinta badqabka caafimaad ee dalka.

Daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here