Madaxweyne Cabdi Qaasim oo ku baaqay in loo midoobo difaaca dalka iyo taageerada Dawladda

cabdiqaasim salaad xasan

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa mucaaradka iyo sacabkaba ugu baaqay in loo midoobo difaaca dalka dawlada laysku barbar taago.

Cabdi Qaasim ayaa Mucaaridka uga digay danaysiga gaarka ah, marxalada maanta la marayona aan la kala laayn mucaarid iyo muxaafid, si qabada dawlada hortaagan ee difaaca dalku ka mid yahay looga gudbo waa inaan gacmaha isqabsanaa.

DAAWO GARAAD TV:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here