Madaxweyne Farmaajo oo iska celiyay jinsiyaddii Mareykanka

farmaajo2

War saxaafadeed kasoo baxday madaxtooyada dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in jinsiyaddii labaad ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka qaatay dalka Mareykanka uu dib isaga celiyay.

Waxaa sidoo kale warqadda lagu xusay in howshan ay in muddo ku howlanaayeen sharciyaqaanno iyo xafiisyada qaabilsan jinsiyadaha Soomaaliya iyo Mareykanka.

farmaajo celin sinjiyada usa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here