Madaxweyne Farmaajo oo jeedin doona khudbad ku saabsan go’aanka ICJ

farmaajo press

Madaxweynaha Soomaalida Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa khudbad ku saabsan go’aanka ay gaartey Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda ee magaalada The Hague jeedin doona dhawaan.

Muranka badda Soomaalida iyo Kenya ayaa soo jiitamayey in muddo ah, iyadoo maanta ay Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda go’aan ku gaartey in la qeybiyo, oo inteeda badan ay Soomaaliya yeelato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here