Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Norway

Farmaajo pm Norway Erna Solberg

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg.

Waxaan uga mahadcelinayaa Norway kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadaneyso xoojinta hay’adaha dowladda iyo dib u habeynta dhaqaalaha dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here