Madaxweyne Muuse oo maalintii 3aad ka aamusan gefkii Taliye Nuux ee Beelaha Garxejis iyo Harti

Madaxweyne muuse biixi aftaag

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalintii 3aad ka aamusan gefaf iyo aflagaadooyin uu Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani kula kacay ee Beelaha Garxejis iyo Harti.

Shacabka Somaliland badankoodu markii ugu horeysayba waxay sheegeen in hadalka Taliye Nuux inuu ka yimid Madaxweyne, balse tiro yar ayaa qabtay in madaxweynaha laga war dhowro mudo 24 saac, balse maalintii sadexaad ayey maraysaa, hadal iyo talaabo kale midna lagama hayo.

Madaxweyne Muuse oo lagu tilmaamo nin aan wax balwad iyo hobi kale lahay ayaa waxaa soo cadaanaysa inuu ka helo KA CADHEYSIINTA BEESHA GARXEJIS IYO DILKA HARTIGA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here