Madaxweyne Xidig iyo Seeraar oo maanta Kismaayo lagu Caleemo-saaray

seeraar iyo xidig

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Kismaayo Ee Caasimada Gobolka Jubbada Hoose,ayaa waxay sheegayaan in xaflad Caleemo saar ah Maanta ku qabsadeen Halkaasi Labadii madaxweyne Ee Jubbaland in loo doortay Sheegay.

C/naasir Seeraar Maax & C/rashiid Xiddig ayaa Xaflada Caleemo saarkooda waxay daba socotaa Mucaaradnimada Axmed Madoobe la daba joogaan.

Kaafiyo Cabdi Faarax Oo ah Gudoomiye kuxigeenka Garabka Isbadel doonka Jubbaland,iyadoo sheegtay inay si heer sare ah loo soo agaasimay.

Ma jirin Marti sharaf ay Casuumeen garabka Isbadel doonka iyagoo ciidamo Ku Heyb ah Madaxweynayaasha la caleemo saaray ay isku geedaameen halka munaasabada ka socoto.

Tani waxay dhabar jab ku tahay Wada hadal la doonayey in laga dhex sameeyo Isbadel doonka iyo Axmed Madoobe,iyagoo ku adkeysanaya Xiddig iyo Seeraar in Axmed Islam Jubbaland Xukunkeeda iska ilaawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here