Madaxweyne Xigeenkii Jubbaland iyo Cabdirashiid Janan oo Nairobi loo qaaday

Maxamuud Sayid Aadan

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Magaalada Beled-xaawo ayaa noo xaqiijiyey in Madaxweyne Xigeenkii Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Cabdirashiid Janan loo qaaday Caasimada Kenya ee Nairobi.

Wararka ayaa intaas ku daraya in tiro horleh oo ka mid ah Ciidmada Jubbaland ee Mandheera ku sugnaa inay kala qaybsameen oo qaarkood ay u soo wareegayaan Ciidamada Soomaaliya.

wixii faahfaahin ee ka soo kordha gadaal baanu idiinka soo sheegi doona haddii alle idmo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here