Magaalada Dimishiq oo noqotay magaalada adduunka dhanka nolosha ugu raqiisan

dimishiq suuriya

Magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya ayaa noqotay magaalada ugu raqiisan dhanka nolosha ee adduunka halka caasimadda Israa’iil ee Tel Aviv lagu tiriyay magaalada dhanka nolosha ugu qaalisan dunida maadama uu saameeyay sicir barar arrintaas oo ka qeyb qaadatay sare u kaca dhanka nolosha.

Waxaa kaalinta labaad kala galay Paris iyo Singapore marka ay timaaddo magaalooyinka ugu qaalisan adduunka, waxaana ku xigay Zurich iyo Hong Kong, sida uu daabacay wargeyska The Economist.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here