Magacyada Gudiga doorashada guddoonka baarlamaanka K/Galbeed

calanka koonfur galbeed

Baarlamaanka 2-aad ee Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay guddiga diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka.

Guddiga oo ka kooban 15 Xubnood oo afar kamid ah ay yihiin dumar ayaa guddoomiye looga dhigey Cismaan Buulle Macalin.

Guddiga la Magacaabey ee doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa laga sugayaa diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo iclaaminta waqtiga rasmiga ah oo ay dhaceyso.

Hoos Ka Akhriso Qoraalkii

Magacyada gudiga doorashada g baarlamaanka KG

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here