Mahad Cabdalla Cawad mar kale loo doortay xubin ka tirsan Golaha Shacabka

Mahad Cabdalla Cawad

Mahad Cabdalla Cawad ayaa mar kale loo doortay xubin ka tirsan Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya xilli Galmudug ay ka bilaabatay doorashada Aqalka Hoose.

Cawad ayaa wuxuu helay codad gaaraya 84 halka musharraxii kula tartameysay kursiga Hop104, Shukri Cali Faarax aysan helin wax cod ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here