Mareykanka oo soo dhoweeyay dib ugu noqoshadii doorashada dadban

US embassay

Mareykanka ayaa soo Dhoweeyay Tilaabadii ay qaadeen Madaxweyne Farmaajo iyo Golaha shacabka ee ku aadan ka laabashada Mudo kordhinta.

Dhanka kale warkaan kasoo baxay Mareykanka ayaa lagu soo dhoweeyay doorka Ra’isulwasaare Rooble ee dardar galinta iyo qabsoomida Doorashada Soomaaliya taasoo ay tahay in la qabto sida ugu dhaqsaha badan ayaa lagu yiri qoraalka ay soo saartay Safaarada mareykanku ku leeyahay Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here