Marti Sharaf kala duwan oo ku qulqulaya Xafladda Bandhiga Buugaagta ee Laascaanood

bandhiga buugaagta laascaanood

Marti Sharaf kala duwan oo ka qayb gelaya Xafladda Bandhiga Buugaagta ayaa ku qulqulaya Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Bandhiga caalamiga ah ee Buugaagta Laascaanood oo berito bilaabanaysa ayaa waxaa maalgeliyey hayada SVO ee uu hogaamiyo Cabdi Kariim Siciid Aw Cabdi.

Marti Sharafta ayaa ka kala timid wadamada Geeska Africa, iyadoo shacabka Gobolka Sool ay sharaf weyn u tahay inay martigeliyaan masuuliyiin, siyaasiyiin iyo waxgarad isaga kala yimid Bariga Africa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here