Maxkamadda sare ee Somaliland oo go’aamisay in doorashada Wakiillada lagu galo saami-qaybsigii 1960

golaha baarlamaanka somaliland

Go’aan ay soo saartay maxkamadda sare ee Somaliland ayay ku sheegtay in doorashada soo socota ee Golaha Wakiillada Somaliland lagu gali doono qaabkii horey loogu galay 2005tii.

Doorashada qaabkan ah ayaa waxaa diidan qaar kamid ah bulshada gobolka Awdal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here