Maydkii Pro Cali Khaliif oo hada Muqdisho loo qaadayo

Cali Khaliif1

Maydka Madaxweynihii Khaatumo marxuum Cali Khaliif Galeyr ayaa hadda laga qaadayaa magaalada jigjiga ee la geyn doono Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho halkaas oo Aas qaran loogu sameyn doono.

Mauuliyiin iyo waxgarad badan ayaa garoonka diyaaradaha Jigjiga ku sugan halkaas oo ay ugu sii duceyn doonaan Marxuumka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here