War Muwaadiniinta Mareykanka oo loogu baaqay inay si deg deg ah uga baxaan Ciraaq January 3, 2020 Facebook Twitter WhatsApp Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ayaa ka dalbatay muwaadiniinta Mareykanka inay “isaga baxaan Ciraaq sida ugu dhakhsiyaha badan” ka dib weerarkii uu Mareykanka ku dilay sarkaal sare oo ka tirsan milatariga Iran.