Nabad Suggida Qaranka Soomaaliya NISA oo ka mid noqotay 10 ugu sareeya Africa

NISA

Hay’adda Nabad Suggida Qaranka Soomaaliya ee NISA, ayaa ka mid noqotay tobanka ugu sareeya ee ugu wanaagsan dhinaca Sirdoonka ee guud ahaan qaarada Africa.

Sida lagu soo bandhigay Daraasad uu sameeyay machadka & xarunta cilmi baarista ee Africa.

Hayadan ayaa dad badan oo Soomaaliyeed oo shisheeye soo adeegsadaa ku hawlan yihiin sidii loo burburin lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here