Netanyahu: Trump wuxuu mudanyahay in looga mahadceliyo weerarka lagu dilay Jeneraalkii Iiraan

netanyahu2

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa soo dhaweeyey duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay Jeneraal Qaasim Sulaymani oo ahaa madaxa cutub kamid ah ciidamada ilaalada kacaanka ee dalka Iran oo lagu magacaabo Quds.

“Israa’iil waxay garab taagantahay Maraykanka iyo dadaalka ay nabadda iyo amnigaba ugu jirta.” Ayuu yiri.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Maraykanka uu xaq u leeyahay inay isdifaacan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here