Odayaasha SSC oo DFS, Puntland iyo Beesha Caalamka ku eedeeyey inay ka aamunsan yihiin dilka Maamulka Muuse Biixi wado

lasanod

Odayaasha Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa Dawladda Federalka Soomaaliya, Puntland iyo Beesha Caalamka ku eedeeyey inay indhaha ka qarsanayaan kana aamunsan yihiin dilka iyo tacadiyada ay xukuumadda Muuse Biixi Cabdi ka wado Degaamada SSC.

Odayaasha ayaa sheegay in dad shacab oo aan hubeysnay loo adeegsaday qoryaha lidka diyaaradaha.

Odayaasha ayaa Dawladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ka codsaday in la soo farageliyo.

Nin mayd ah oo Ciidamadu dileen ayaa maalintii 3aad yaalla, mana la aasayo.

1 COMMENT

  1. Puntland lacagtay adduunka kaga soo qaadata SSC was puntland, hadhoowna dhulka iyo dadka Majerteen bay wax ugu qabataa inta oday iyo caaqil sheegta xoogaaga loo tuuro bay cimaamada garabka ku saartaan “af wax cunay xishoo” weeye arintoodu. Inta sheegta aqoonta iyo siyaasadana waa Kursi ma fadhiistay biilna ciyaalkii iyo naftayda qaadkii ma u helay xabadkuu is taabtay arrinkiisuna waa maxaa iga galay kii ay xabaddu qaadi iyo tii suuqa la jiid jiidi, mar hadaan anigu xildhibaan ahay Hargeysa , Garoowe iyo Muqdisho na gogoshu iitaan, beloy ninkii ku raadsada doono oo anaga naga beydh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here