Ololaha wacyigelinta doorashooyinka 2020 qof iyo cod ee Soomaaliya oo bilaabantay (hees)

gg doorashooyinka xaliimo yarey

Heesta Doorashooyinka Soomaaliya ee 2020 oo ay kuu qaadayaan Aar Maanta, Iqra Indhodeeq, Nimcaan Hilaac, Xamdi Bilan, Cabdi Dhaanto iyo Farxiya Xalane, heestan ayaa loo sameeyey si loo dhiirrageliyo ka qeybgalka Doorashooyinka Soo socda ee ‘Qof iyo Codka ah’ iyo baahida loo qabo doorasho xor iyo xalaal ah oo ku dhacda si nabad iyo wada-oggol ah.

Doorashooyinka Soomaaliya ee 2020

Heesta Doorashooyinka Soomaaliya ee 2020 oo ay kuu qaadayaan Aar Maanta, Iqra Indhodeeq, Nimcaan Hilaac, Xamdi Bilan, Cabdi Dhaanto iyo Farxiya Xalane, heestan ayaa loo sameeyey si loo dhiirrageliyo ka qeybgalka Doorashooyinka Soo socda ee 'Qof iyo Codka ah' iyo baahida loo qabo doorasho xor iyo xalaal ah oo ku dhacda si nabad iyo wada-oggol ah.

SlÃ¥et op af United Nations Assistance Mission in Somalia – UNSOM i Søndag den 19. januar 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here