Qarax xoogan ayaa hadda ka dhacay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.
Qaraxa ayaa wuxuu ka dhacay agagaarka no.4, warar hordhaca ayaa sheegaya inuu qarxay baabuur ay ciidamadu ka shakisanaayeen oo la hareereeyey, welise lama hayo warka xaqiiqada ah ee qarax goobta iyo cida lala beegsaday.