R/W Kheyre oo Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye u magacaabay W dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

cabdiqaadir shariif sheekhunaa maye

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa guddoomiyihii hore ee baarlamanka Koonfur Gaalbeed Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye u magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya.

Digreeto ka soo baxday xafiiska raiisul wasaaraha dalka oo nuqul kamida saxaafadu heshay ayaa lagu magacaabay Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, oo toddobaadyadii dhowaa uu is-marin waa ka dhex taagnaa isaga iyo xukuumadda.

Wuxuu bedelayaa Daahir Cabdi Cabdullaahi (Dr. Go) oo horey u hayay xilkasi wasiiru dowlanimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here