Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee heer Federaal oo dhameystir u ah heshiisyadii doorashooyinka ee Dhuusamareeb iyo Muqdisho.
Xubnaha Guudiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka 2020-2021 ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kala ah:-
- Axmed Ciise Geelle
- Maxamed Faarax Xirsi
- Cali Maxamuud Faarax (Cali Zeko)
- Nimco Axmed Cabdi
- Maxamed Aweys Maxamed
- Cabdulqaadir Xusseen Cabdi
- Cabdullaahi Abyan Nuur
- Xusseen Laki Maxamed Maxamuud
- Saaqo Aadan Maxamed
- Cabdirisaaq Cali Kaahin
- Amal Musdafe Muuse
- Mohamed Ibrahim Barre
- Abdi Mohamed Sheikh
- Burhaan Cilmi Xirsi
- Yasmiin Maxamuud Cabdi Xaamud
- Warfaa Maxamed Jaamac
- Axmed Yuusuf Maxamuud
- Garaad Yusuf Maxamuud
- Mustafa Macalin Cali Salaad
- Farxiyo Xasan Cusmaan.
- Liibaan Cusmaan Nuur
Xubnaha Guddiga Doorashada ee Heer Federaal ee Doorashooyinka 2020-2021, ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kala ah:-
- Cabdiwali Maxamuud Cilmi
- Maxamed Xassan Maxmed
- Mahad Dheere Xaashi
- Mowliid Mataan Salaad
- Faadumo Maxamed Cabdullaahi
- Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
- Caasho Abuukar Qaasim
- Madiina Adan Malaboow
- Cabdinuur Maxamed Axmed
- Saciido Maxamed Muscid
- Maxamed Aadan Cusmaan
- Faaduma Cabdirisaaq Sheekh Ciise
- Axmed Maxamed Ducaale
- Caydaruus Saalax Yuusuf
- Cabdijabaar Cabdullaahi Faarax
- Liban Abukar Osman.
- Yusuf Mohamed Kheyr
- Muse Geelle Yusuf
- Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacade)
- Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
- Xaawa Xaaji Maxamed Malindi
- Liibaan Axmed Xasan
- Cabdiaziz Cabdiraxman Yusuf
- Cabdinaasir Maxamed Guuleed
- Maxamed Maxamuud Caddow