Raiisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqasho ku jooga Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose.
Raiisulwasaaraha ayaa munaasibadda Maalinta Ciidanka Xoogga la dabaaldagaya ciidamadii geesiyaasha ahaa ee ka dagaalamay Bariire iyo Awdheegle.