Waxaa rasaas xoog lihi ka bilaabatay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Rasaastu waxay bilaabatay saacadu wmarkay ahayd 1:10 ilaa welina waa socota, waxaana laysku adeegsanayaa hubka qoryaha daran dooriga u dhaca iyo boobeyaasha culus ee baabuurta la saaro.
lama garanayo cida rasaasta isdhaafsanaysa, waxayna u muuqataa unay soo qaboobayso.
Wixii wixii ka soo kordha waan idiinla socodsiin doona.