Ruushka oo kordhiyey ciidamadiisa cirka ee ka joogaa dalka Ukraine

diyaarado russia

Ciidamada Ruushka ayaa “kordhiyay Ciidamadooda cirka ee jooga hawada Ukraine” 24-kii saac ee lasoo dhaafay, sida uu sheegay militariga Ukraine.

“Marka laga soo tago adeegsiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee aadka u badan, cadowgu wuxuu adeegsadanayaa diyaaradaha dagaalka, ee xambaara gantaallada cruise-ka, iyo gantaallada ballistic-ga ah,” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay taliska ciidamada cirka ee Ukraine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here