Ruushka oo sheegay in uu geystay weerarro uu qasaare ku gaarsiyay Ukraine

Igor Konashenkov russia

Ruushka ayaa ku andacoonaya in uu burburiyay dhismayaal warshadeed oo ku yaallay warshad dayactir ku samaynaysay baabuurta hubaysan ee Ukraine oo ku taalla gobolka Kharkiv.

Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay in diyaarad kale oo militariga Ukraine la soo riday, sidoo kale.

Ruushka ayaa sidoo kale sheeganaya in 18 kale oo kamid ah, taangiyada Yukreen ayaa sidoo kale la burburiyay waxaana la dilay 450 oo kamid ah dagaalamayaasha Ukraine.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here