Saadaq John oo laga xayuubiyey dhamaan darajooyinkii ciidanka

saadaq john

Madaxwaynaha Dowalda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxwayne Darajadii Ciidanka uga Qaaaday Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Saadaq cumar Xasan (Saadaq john).

Xeerka Madaxwaynaha waxaa sidoo kale looga xayuubiyay Saadaq John wixii xuquuq ah ee uu lahaa ka hor Darajo ka xayuubinta ee sharcigu tilmaamayay.

Derajo ka xayuubintan ayaa dabada socota fal amardiido ah oo uu Saadaq shalay ku kacay, taas oo sababtay in mudo daqiiqado ah xilkii lagaga wareejiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here