War Sawirro ciidamada GORGOR oo gaaf wareegaya xad beenaadka soomaaliya iyo kenya March 1, 2020 Facebook Twitter WhatsApp Qaar kamid ah ciidanka ilaalada xuduudaha soomaaliya ee GORGOR ayaa maanta la arkayay ayagoo gaaf wareegaya xad beenaadka soomaaliya iyo kenya, gaar ahaan xadka ay beled-xaawo la wadaagto Mandhera.