Ciidamada Xooga dalka oo caawa si gaar ah u adkeeyey ayaa fariino sawiro ah u soo diray shacabka Magaalada Muqdisho iyo dadka loogu inay banaanbaxaan.
Ciidamadan caawa la hawlgeliyey ayaa u eg kuwo cusub oo loo badinayo inay yihiin kuwii tababarka ku soo qaatay wadanka Eritrea, ayaa dadweynaha ka dalbanaya inay iyaga dartood ay guryahooda u joogaan oo aanay banaanbaxka qayb qaadan.
Wiilasha caawa heeganka ku jira ayaa la sheegayaa inay dhamaan yihiin dhalinyaro da’yar ah.
